Daimond Global
Company

Daimond Global

Technology, Information And Internet Borama, Awdal, So 12 employees
Employees
12

Daimond Global Overview

Headquarters
Borama, Awdal, So
Industry
Technology, Information And Internet
Employees
12
Founded
2023
Keywords

About Daimond Global

#1 Software Development Waxan samaynaa softwarada ganacsiyadda, goobaha caafimaadka, xarrumaha dowladda, shirkaddaha adeegyadda bixiya iyo cid walba oo naga soo dalbata software ku dabaqan baahidooda. waxan addeegsanaa techology gii u danbeeyay si aan u sameyno software ku dabaqan baahidda macaamiishayadda. #2 SAAS Product Waxan ka shaqeynaa kiraynta software ada kuwaasi oo ay isticmaali karaan ganacsiyadda waaweyn iyo yaryar ba. Products kayagu waxay u diyarsanyihiin sidii ay u caawin lahaayeen ganacsatada ayna uga dhigi lahayen kuwo u shaqeeya si automatic ah. Waxa naga go’an in aan siino macaamiisheena adeega u fiican ee aan awoodno. waxan diyaar u nahay in aan caawino 24/7. #3 Marketing Waxaan bixinaa addeega marketing ka oo aan ka caawino macaamiisheena sidii ay ku gaadhi laahaayeen macmiilka saxda ah ee ay u baahanyihiin si ay u gaadhaan hadafkoga . Waxan si dhow ula shaqeynaa macaamiishayada si aan u fahano hadafkooda aanan u hubino in campaings kii ay guuleysteen

Daimond Global Contact Details

People in AeroLeads
3

Daimond Global Org Chart

Sample employees and titles
Name Title Contact
Balji Pandey I Have Completed My Diploma in Machanical Eng.and Complete My Graduation in Biology Stream
View
Md Hanzala
View
Golu Kumar
View

Compare Similar Companies to Daimond Global